Ma Heshaa Macaashka Caymiska Shaqo-la'aanta?

Waa inaad buuxisaa shuruudaha shaqo raadinta qaarkood ama macaashkaaaga wuu joogsan karaa:

  1. Isdiiwaangeli oo buuxi heybta Shaqodoonka ee ku jira iMatchSkills.org.
  2. Raadi shaqo oo ku soo sheeg raadintaada qaansheegashadaada shaqo-la'aanta ee toddobaadlaha ah.

WorkSource waxay halkan u joogtaa inay taageerto tallaabo kasta oo aad qaado. Wac xarunta deegaankaaga si aad u hesho caawin qof-ka-qof ah.

Raadi Xarunta WorkSource ee Deegaankaaga