Warbaahinta

Wixii su'aalaha warbaahineed ah, fadlan nagala soo xiriir OED_Communications@oregon.gov.

Ku-simaha Agaasimaha Waaxda Shaqada ee Oregon David Gerstenfeld ayaa qabanaya xogwaranada kooban ee warbaahineed Arbaco kasta mustaqbalka dhow. Si aad u hesho casuumaad, la xiriir OED_Communications@oregon.gov.