541VETS waa maktabad dhijitaal ah oo bixisa tabobar iyo macluumaad shaqo oo loogu talagalay Halyeeyada, Lamaanaha iyo Dadka kale ee Ceymiska leh ee jooga gudaha miyiga Oregon.
541VETS ayaa loo sameeyay si loo xaqiijiyo in Halyeeyga Reer Miyiga ah ee kasta , Lammaanaha iyo Dadka kale ee Ceymiska leh ay lahaadan helitaan isku mid ah oo ku aadan macluumaad tayo sare leh, shaqaaleyn taageero leh iyadoon loo eegin goobta joogitaaneed ee shakhsiyaadka. Sidoo kale, si loogu geeyo agabyada/macluumaadka qaab qof-ku-saleysan, oo la shaqsi ahaaneeyay oo u oggolaanaya macmiilku inuu u doorto agabka/macluumaadka ugu wanaagsan iyaga waqtigaas.
Maktabadda dhijitaalka ah waxay hadda soo bandhigtaa muuqaallada Qorshaynta Xeeladda Xirfadda, waxayna u kori doontaa si ay ugu soo darto muuqaallo tabobar oo badan, maqalo duuban, bulshada, ganacsiga, iyo goobaaha lagu iftiimiyo shaqooyinka.
Qorshaynta Xeeladda Xirfadda Xalqadda 1: Hordhaca & Diyaargarowga Guud (in English)
Muuqaallada Tababarka (in English)
- Xalqadda 01 – Hordhaca & Diyaargarowga Guud
- Xalqadda 02 – Turjumidda Hadalka Milateriga
- Xalqadda 03 – Waraaqaha Hordhaca ee Codsiga
- Xalqadda 04 – Taariikh Nololeed Shaqeenaya
- Xalqadda 05 – Taariikh Nololeed La Isku Daray
- Xalqadda 06 – Agabyada Onlaynka
- Xalqadda 07 – Suuqa Shaqada & Isku-xirka ee Qarsoon
- Xalqadda 08 – Macluumaadka Wareysiyada & Tababarida Shaqada
- Xalqadda 09 – Xirfad Barashada & Tababarka Shaqada
- Xalqadda 10 – Jidka & Aaga Sahminta
- Xalqadda 11 – Xeerka lebbiska & Nadaafadda Qofka
- Xalqadda 12 – Wareysiyada: Shaqsi ahaan, Guddiga & Muuqaal ahaan
- Xalqadda 13 – Weydiiso shaqadda!
Tusaalooyinka Dukumeentiga (in English)
Dalbo Dukumentiyada (in English)
- DD214 & Diiwaanada Militeriga
- Xaqiijinta Khibrad & Tababar Ciidanka (Verification of Military Experience & Trainin, VMET)
- Qoraalka Adeegyada Wadajirka Loo Sameeyo (Joint Services Transcript, JST)
Agabyada ganacsiga (in English)
- Barnaamijka SHAQAALEYSIIYA Halyeeyyada Billahadaha Wataan (HIRE Vets Medallion Program, HVMP)
- Maamulka Halyeeyyada - Barnaamijka Dhiirigelinta Loo-shaqeeyaha ee Gaarka ah (Special Employer Incentiv, SEI)
- Canshuur ka Dhimista Fursadda Shaqo(Work Opportunity Tax Credit, WOTC)
Wargeyska Head Space and Timing Newsletter (ku baxa Af-Ingiriisi)
- Cutubka 1.1
- Cutubka 1.2
- Cutubka 1.3
- Cutubka 1.4
- Cutubka 1.5
- Cutubka 1.6
- Cutubka 1.7
- Cutubka 1.8
- Cutubka 1.9
- Cutubka 1.10
- Cutubka 2.1
- Cutubka 2.2
- Cutubka 2.3
Wargeyska Business Up-Brief Newsletter (ku baxa Af-Ingiriisi)
Ictiraafka Wax ka beddelka ee Stevens
Shaqooyinka loogu talagalay Halyeeyyada ee ah Deeqda Gobolka (JVSG) ayaa 100% federaalku maalgeliyaa Waaxda Shaqada ee Mareykanka, Adeegga Shaqaalaysiinta iyo Tababarka Halyeeyyada (USDOL-VETS). Deeqdani waa qayb ka mid ah deeqda abaal-marineed oo dhan $2,429,678 iyadoo 0% laga maalgeliyey ilo aan dowli ahayn.
Shaqooyinka loogu talagalay Halyeeyyada ee ah Deeqda Gobolka wuxuu bixiyaa maalgelin federaali ah si loo sameeyo wacyigelinta bulshada ganacsiga iyo ka qayb qaadashada dadaallada u doodista si loo kordhiyo fursadaha shaqo ee halyeeyyada. Deeqdu waxa kale oo ay siisaa maalgelinta xirfadda shakhsi ahaaneed iyo adeegyada la xidhiidha tababbarka halyeeyyada iyo dadka xaqa u leh ee leh caqabadaha shaqada.